Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!

Isdiiwaangali oo kamidnoqo 100ka guulayste ee sanadkaan 2021

Waxa uu Xafiiska aqbalaadda iyo Diiwaangalinta Jaamacadda Darul Xikmah lawadaagayaa dhammaan ardada danaynaysa barashada
heerka 1aad ee waxbarashada sare (Bachelor degree-ga) in lafuray iska diiwaangalinta Barnaamijkii ku guuleyso hadiyadaha sanadkaan.
Hadiyadaha sanadkaan waxaa kamid ah:

  1. Computers (laptops).
  2. Mobiles.

Hadiyada waxaa ka faaidaysan kara 500 ee ugu horeysa ee iska diiwaangalisa Jaamacadda. Si aad uga mid noqotid ku guulaystayaasha
hadiyadahaas qaaliga ah ee sanadkaan iska diiwaangali kuliyadda aad baranaysid.

Shuruudaha laga rabo ardayga waa

  1. Shahaadado Dugsi Sare.
  2. Afar sawir oo teesare ah.
  3. Lacagta is diiwaan gelinta oo ah $25 kaliya.

Si aad ubixisid raac qaabkaan: *799*30104367*25# Faahfaahinta gali magacaaga, kadibne wac: 0612900064